Siikh Idriis oo ka tirsan culumada waaweeyn oo saakayna lagu dilay xaafada Likoni ee Magaalada Mombasa

Sheekh Maxamed Idiris oo ahaa Wadaad u dhashay dalka Kenya, saakayna lagu dilay xaafada Likoni ee Magaalada Mombasa, ayaa waxaa isla galabta lagu aasay Magaalada Mombasa. Boqolaal ka tirsan Muslimiinta ku dhaqan Magaalada Mombasa, ayaa isugu soo baxday aaska Sheekh Maxamed Idiris, waxaana lagu aasay Khabuuraha Muslimiinta ee Magaalada Mombasa. Dilka Sheekh Maxamed Idiris, ayaa … Continue reading Siikh Idriis oo ka tirsan culumada waaweeyn oo saakayna lagu dilay xaafada Likoni ee Magaalada Mombasa